BOOSKA:Sales & MarketingGOOBTA SHAQADA:Carmo, PuntlandNOOCA SHAQADA:SHAQO JOOGTO AH (FULL-TIME)DEADLINE:October 07, 2026.MASUULIYADAHA IYO WAAJIBAADKA (JOB RESPONSIBILITIES)1. Aqoonta farsamooyinka suuqgeynta casriga ah: Inaad fahamsan tahay qaababka cusub ee suuqgeynta.2. Xirfad sare oo dhanka xidhiidhka dadka ah: Inaad leedahay karti aad dadka kula macaamilikarto, si fududna ku kasban karto.3. Karti aad ku shaqayn karto xaaladaha cadaadiska leh: Inaad u adkaysan karto culayska shaqada, adigoo weli soo saaraya natiijo wanaagsan.4. Ka qayb-qaadashada horumarinta istaraatiijiyadaha suuqgeynta: Inaad door ku leedahay dajinta qorshayaasha lagu iibinayo alaabta shirkadda.
New Agent mode
Sales & Marketing
የሥራ መግለጫ
እንዴት ማመልከት ይቻላል